WAJAALE NEWS

Hogaanka Caafimaad Ee Ciidanka Dab Damiska Oo Eedo Culus Ujeediyay Taliye Sawaaxili Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ciidanka dab damiska somaliland ayaa eedo culus ujeediyay taliyaha ciidanka dabdamiska Gen Sawaaxili oo uu sheegay in uu ka Baydhay dariiqii lagu hagayay ciidanka dabdamiska.

Sidoo kale hogaanka caafimaadka ee ciidanka dab damiska ayaa soo bandhigay talaabooyinka sharci jabinta xeerka ciidanka dab damiska ee taliye sawaaxili ku kacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version