WAJAALE NEWS

Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka Booc Ee Gobolka Sool Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac

LAASCANOOD(W,N)Dagaal sobobay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhex qarxay laba beelood oo wada degan deegaanada xudun iyo booc ee gobolka sool kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

Sidoo kale wararka laga helayo dagaalka laba beelood ayaa sheegay in ciidamada qaranka Somaliland kala dhex galeen iyadoo dadkii ku dhintay iy kuwii ku dhaawacmayba la keenay qaarkood cisbitaalka magaalada laascanood

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ka dhashay dhul deegaameed cusub iyo ceel biyood

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version