Gabilay(W.N)wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa maantatobabar u furtay shaqaalaha wasaaradaha ee Ka hawlgala gobolka Gabilay.
Tababarkan oo ah mid kor loogu qaadayo xirfada nidaamka xogta maamul iyo maaliyadeed ee shaqaalaha wasaarada kaas oo dhawaanahanba ay waday wasaarada maaliyadu.
Halkan Kaga Bogo muqaalka Warkan