WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegay In Ay Jiraan Dugsiyo Dhiga Buugaag Aan Diinta Islaamka Iyo Dhaqanka Waafaqsanayn+ Talaabada Ay Ka Qaadayaan.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa shaaciyay in ay jiraan dugsiyo dhiga buugaag manhajka iyo diinta islaamka iyo dhaqan waafaqsanayn dhiga

Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadayaan masuuliyadeeda ay leeyihiin cidii lagu qabto iyo iyagoo dhigaya buugaagtaa diinta islaamka iyo dhaqanka suuban ee waxbarashada Somaliland ka hor imanaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version