WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Abgaal Oo Si Adag Uga Hadlay Talaabadii Xukuumadu Dalka Ugu Diiday Ugaaska Beelaha Samaroon.

BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal o ayaa si adag uga hadlay falkii ay xuumadu dalka uga hor joogsatay ugaaska leeha samaroon oo doonayay in  uu socdaal ku yimaada magaalada boorama ee gobolka awdal

Sidoo kale siyaasi  abgaal ayaa sheegay in xukuumadu xoog ciidan iyo tikniko u adeegsatay joojinta ugaaska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version