WAJAALE NEWS

DAAWO; Shirkada National Electric Power Oo Soo Bandhigay Caqabadaha Ka Hortaagan In Ay Bulshada Gaadhsiiyaan Laydh Jaban!

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Shirkada National Electric Power ee “Indha birta” Dr. Maxamed Cabdilaahi oo maanta ka qaybgaay shir ay gudida khyaraadka ee golaha wakiiladu la yeesheen  shirkadaha laydhka ee caasimada hargaysa ayaa soo bandhigay caqabadaha shirkada indhabirta ka hortaagan in ay shacabka caasimada gaadhsiiso laydh tayo leh oo qiimihiisu jaban yahay iyo ay dalka keenaan laydh ay ka dhaliyaan cadceeda

Sidoo kale Asaamiyaha shirkada laydhka ee national electric power ayaa shee gay in xukuumadu ka hortaagan tahay in ay laydhka cadceeda ka dhaliyaan si bulshada u hesho laydh qiimihiisu jaban yahay iyoin ay fidiyaan laydhkooda si shacabka caasimada ee iyagu ubaahan In ay helaan laydh tayo, isagoo macaamiishooda ku wargaliyay In wixii ay ka cabanayaan usoo gudbiyaan xafiiska shirkaduna ay deg deg ah wax uga qaban doonto

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version