WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Nabadaynta Beelaha Ceel Afwayn Oo Go,aamo Soo Saaray.

CEEL AFWAYN(W,N)-Gudida wasiirada iyo xubnaha kale ka kooban ee mudada deegaanka ceel afwayn ujoogay nabadaynta colaada beelaha walaalaha ah ee dhexmartay deegaanada ceel afwayn ee gobolka sanaag ayaa maanta soo saaray go,aamo la xidhiidha soo afjarida colaada soo noq noqotay ee beelaha wada dega deegaanada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version