WAJAALE NEWS

DAAWO;-Beesha Ay Mag Wadaagta Ahaayeen Maxbuus Dil Uxidhan Ee Muuqaalka Kasoo Duubay Xabsiga Oo Ka Jawaabay Cabashadiisa.

BURCO(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo odoyaasha beesha ay mag wadaagta ahaayeen maxbuus dil uxidhan ee dhawaan jeelka hargaysa kasoo duubay muuqaal uu kaga cabanayo beeshii ay magta wada bixin jireen ayaa ka jawaabay hadalkiisa iyagoo sheegay in aanay beesha uu wax ka dilay ogolaanin in ay mag ka qaataan marxuumkii uu dilay.

Sidoo kale odoyaasha ayaa ujawaabay boqor buurmadow oo isagu kamid ahaa dadkii ka damqaday hadalka maxbuuska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version