WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Madal Kusoo Bandhigay Maansada Baraarug Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsan Tahay.

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan dhuxul Laabsaalax oo kamid Abwaanada Dhalinyarada ah ee Somaliland ayaa maanso cusub Oo uu ka tiriyay Waaqica ka jira Somaliland kusoo bandhigay madal kulmisay haldoorka bulshada Somaliland taasi oo ka dhacay magaalada hargaysa gaar ahaan Hoolka Green balasa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MAANSADA ABWAAN XASAN DHUXUL LAABSAALAX;

Exit mobile version