WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Maamulka Cusub Ee Degmada Tog Wajaale Ugu Baaqay In Ay Kala Raraan Xabaalaha Iyo Godka Qashinka.

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta Iyo technolajiyada jsl Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi oo ka hadlayay xafladii xil wareejinta maamulka cusub ee degmada tog wajaale iyo maamulkii hore ayaa maamul cusub usoo jeediyay In talaabada uhoraysa ee ay qaadaan ay ku kala raraan godka qashinka iyo xabaalaha dadka lagu aaso oo meel ku wada yaala islamarkaana shacabka reer wajaale mudo badan ka hadlayeen sidii loo kala rari lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version