WAJAALE NEWS

“Somaliland Waxay Samaysay Wax Ay Sameeyeen Dalal Aan Badnayn Oo Afrikaan Ah”Warbaahinta Maraykanka.

WASHINGTON(W,N)-Mid kamid ah warbaahinta kasoo baxda dalka maraykan ayaa warbixin ka qoray xidhiidhka Somaliland la samaysay dalka Taiwan iyo dalab ay ka diiday dalka china oo ka cadhooday xidhiidhka Somaliland iyo dalka aan sideeda la aqoonsan ee Taiwan.

Warbaahinta American Conscertive ayaa sidoo kale siqodheer uga warantay madaxbanaanida Somaliland iyo dagaalkii ay iskaga xoraysay taliskii siyaad bare

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version