WAJAALE NEWS

Somaliland Oo Sheegtay In loo Tartamayo Deeq waxbarasho Taiwan bixinayso

Hargeisa(WJN):-Xukuumada somaliland oo faahfaahin ka bixisay deeq waxbarasho oo xukuumada Taiwan bixinayso.

deeqdan waxbarasho  oo loogu talo galay ardayda reer somaliland ayaa waxa xukuumada taiwain aad u sii nanaynaysaa kuliyadaha caadimaadka,injineerinka,beeraha iyo culuunta badaha.

 

Hargerisa Office

Wajaalenews.net

Exit mobile version