WAJAALE NEWS

“Siyaasadda Itoobiya Waxay U Xaglisaa Dhinaca Somaaliya Iyo Midnimo Intii Raysal-wasaare Abiy..” Xildhibaan Buubaa.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan ibraahim mahdi buubaa oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay waftiga dhawaan ka socday dalka masar oo Somaliland socdaal ku yimid iyo khilaafka ka taagan wabiga niilka ee u dhexeeya itoobiya iyo masar

Sidoo kale xildhibaan buubaa ayaa sheegay in dawlada itoobiya ay wakhtigan uxaglinayso dhinaca somaliya iyo wixii laysku odhan jiray midnimo soomaaliyee isagoo xusay in ay Somaliland dayacday xidhiidhkii Somaliland la lahayd itoobiya inta uu xilka raysal wasaare abiy axmed xilka hayay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version