|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxaa Sobobay Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadii Raysal-Wasaare Khayre?
July 25, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Golaha shacabka somaliya ayaa kulan deg deg oo ay sheegeen kalsoonidii kale noqday xukuumada raysal wasaare khayre taasi oo ay ku eedeeyay in ay ku fashilan gudashada xilkii loo igmaday. Mooshinka kalsooni kala noqoshada xukuumada khayre ayaa aha mid si hoose loo soo abaabulay taasi oo la sheegay in ay daba ka riixayeen madaxwaye farmaajo iyo wiilka maamula somaliya ugu awooda badan ee fahad yaasiin HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:"Waar Dad Soomaliya Ayaanu Nahay, Dad Muslim Ah Ayaanu Nahay, Ibnu Aadan Ayaanu Nahay"............. “Jaran Jarada Udhaxaysa Xukuumada Iyo Guurtidu Waa Wakiilada, Markaa Madaxwaynuhu Waxay Ahayd, In Uu... “Hadaanu Nahay Reer Gabiley Waxaa Na Matala Siyaasi Cabdicasiis samaale, Madaxwaynaha Waxaanu Leenah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|