WAJAALE NEWS

“Haweenow Khayr Ayaanu Idinla Jecel Nahay, Waxaanuse Diidaynaa In Been La Idiin Sheego”Sh, Axmed Iid,

Sheekh Axmed Iid  Oo Ka Hadlay Waxay Shareecada Islaamku Ka Qabto Kootada Dumarka.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Iid Oo kamid ah Culimada Somaliland ayaa ka hadlay waxa ay shareecada islaamku qabto kootada haween iyo masuuliyada ay raadinayaan

Sidoo kale sheikh Axmed Iid ayaa wax laga xumaado in odoyaal sharafle oo dhawaan ka hadlay in haweenka la siiyo kootada kuraasta baarlamaan isagoo xusay in aanu nina ogolaanay in la yidhaa caaqilnimadaa halkaa dhig gabadh ayaa caaqil noqonaysee

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA SHEEKHA;

Exit mobile version