HARGAYSA(W,N)-Wakiilka midowga yurub uqaabilsan somaliland iyo somaliya oo maalmihii udanbeeyay ku sugan caasimada somaliland ayaa maanta kulan la qaatay haweenka somaliland iyo ururada u ololeeya kootada haweenka.
Safiirka yurub iyo haweenka somaliland ayaa baaq kasoo saaray meel marinta kootada haweenka iyo beelaha la haybsooco,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;