WAJAALE NEWS

Gudoomiye Cirro Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Xukuumada Iyo Sida Lagu Galayo Doorashooyinka Wakiilada & Deegaanka.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay maanta ku heshiiyeen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada kaasi oo la xidhiidha sidii doorashada loo gali lahaa iyo go,aan wada jir ah oo ay ka gaadheen qaabka loo galayo doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version