“Meel Uu Ku Xidhan Yahay Iyo Sabab Uu U Xidhan Yahay Weli Lama Garanayo” Guddoomiyaha Astaan.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ururka suxuifiyiinta Somaliland maxamed cabdi jaamac xuuto ayaa ka hadlay xadhiga mulkiilihii astaan tv oo mudo ku xidhan Somaliland islamarkaana aan la ogayn goobta uu ku xidhan yahay iyo sobobta uu uxidhan yahay toona
Dhanka masuuliyiinta Astaan cable ayaa sheegay in loo diiday in latuso qoyskiisiina aanay arag xataa looyarkii udoodayay loo diiday in uu arko.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;