WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Si Deg-deg Ah Ugu Yeedhay Wasiirrada Beeraha Iyo Caafimaadka!

HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida somaliland oo maalmihii udanbeeyay ku hawlanaa doodaha ku saabsan xaalada dalka ayaa  wasiirada beeraha iyo caafimaad si deg deg ah uyeedhay in ay ku horyimaadaan golaha guurtida si wax looga waydiiyo shaqada ay qaranka u hayaan.

Labadan wasiir ayaa hore uga baaqay fadhi ay ugu yeedheen gudida joogtada ah ee golaha guurtida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version