HARGAYSA(W,N)-Maalmihii ugu danbeeyay waxaa Somaliland soo gaadhay waftiyo culus oo ka kala socda dalalka Masar iyo Itoobiya kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxwaynaha Somaliland iyo laamaha xukuumada
Hadaba ujeedooyinka siyaasiyaadeed ay usocdeen waftiyada masar iyo itoobiya oo khilaaf dhinaca wabiga niilka ka dhexeeyo ku yimaadeen Somaliland ayaa abuuray dareeno siyaasadeed iyo danaha ay wakhtigan ka leeyihiin Somaliland oo aan wali beesha caalamka ka helin aqoonsi
Prof cabdisalaan yaasiin ayaa falanqayn kusameeyay imaatigan Somaliland ee waftiyada dalalka masar iyo Itoobiya
HALKAN KAGA BOGO WARKA FALANQAYNTA;