WAJAALE NEWS

DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Dadka Ajaanibka Ku War Galisay In Aanay Wax Shirar Ah Dalka Ku Dhex Qabsan Karin!

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa war kasoo saartay in aan dalka wax shirar ah aanay ku dhex qabsan karin dadka ajaanibka ah kadib markii maalintii shalay oromada somaliland ku dhaqani hargaysa ku qabteen kulan ay kaga soo horjeedaan dilkii fanaanka oromada ah ee lagu dilay magaalada adis ababa

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

W.kuxigeenka Amniga  Ayaa Digniin Culus Udiray Dadka Qoxoontiga Ahi Inanay Shirar Ku Qabsankarin jsl

 

Exit mobile version