WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Goobaha Dal-xiiska Ee Magaalada Arabsiyo.

ARABSIYO(W,N)-Degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa ah deegaanka ku caan ah beeraha bustaanada kuwaasi oo laga beero khudaar kala duwan halka shacabka somaliland dalxiis ugu tagaan deegaanka arabsiyo oo ah dhul beereed aan uqurux badan.

Sidoo kale warbixinta ayaa ka hadlay halkii uu ka yimid magaca arabsiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version