WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Agaasimaha Madaxtooyada Jsl,Muxuuse Ka Yidhi Jiritaanka Kooxda Heego Iyo Xadhiga Tvyada?

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada madaxtooyada somailad Maxamed Cali bile ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax laga waydiiyay xadhiga televisionada star iyo universal

Sidoo kale agaasimaha maxamed cali bile ayaa wax laga waydiiyay koox bulshadu aad u hadal hayso oo lagu magacaabo heego jiritaankeeda iyo saamaynta ay ku leedahay talada dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version