BOORAMA(W,N)-Shacabka Magaalada boorama ayaa maanta ka Hadlay Aragtidooda heshiishkii sedexda xisbiga qaran wada gaadheen ee qabsoomida doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka iyadoo aan wax heshiish ah laga gaadhi saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada oo gobolka awdal siwayn uga soo horjeedeen in lagu galo doorashada sidii hore.
Shacabka magaalada boorama ayaa siwayn uga biyo diiday heshiishka xisbiyada isagoo sheegay in aanay galaynin doorasho ilaa la sameeyo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;