WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daah Furtay Kulan Lagu Gorfaynayay Dib Ufurista Dugsiyada Waxbarsho Ee Dalka.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa daah furay kulan lagu qorshaynayay sidii dib loogu furi lahaa goobaha waxbarasho ee somaliland oo mudo sedex bilood xidhnaa xanuunka coronavirus,

Masuliyiinta wasaarada waxbarashada ayaa faah faahin kabixiyay ujeedada kulankan qorshaha ay wasaarad ahaan kusoo bandhigeen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version