WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Tog Wajaale Oo Dareen Celiyay Xilka loo Magacaabay

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa maalintii shalay ahayd gudoomiye iyo gudoomiye kuixigeeb umgacaabay degmada tog wajaale isagoo xilkii kaqaaday maamulkii hore ee degmada

Gudoomiyaha cusub ee degmada tog wajaale ayaa dareen celiyay xilka gudoomiyaha wajaale ee uu wasiirka arimaha guduhu umagacaabay

Sidoo kale gudoomkiyaha cusub ee degmada tog wajaale ayaa fariin udiray shacabka ku dhaqan magaalada tog wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version