WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Nashqadaynta Qaranka Ee Dhulka Oo Soo Saaray Go,aamo Lagu Joojinayo Qorshaynta Dhulka Iyo Beeraha Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee arimaha dhulka iyo nashqadaynta magaalooyinka somaliland ayaa shir ay yeesheen kasoo saaray go,aamo lagu joojinayo in gabi ahaanba la qorsheeyo beero amaba dhul kale dalka oo dhan ah.

Sidoo kale gudida oo daba socotay qoraal dhawaan kasoo baxay xafiiska madaxwaynaha jsl ayaa maayarada dalka ku wargalinayay laga bilaabo maanta in aan wax talaabo ah oo dhinaca dhulka ah aanay qaadin islamarkaana ay soo wareejiyaan wixii dan guud ee ay gacanta ku hayaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version