HARGAYSA(W,N)-Barnaamij laga diyaariyay xasuuqii xeebta jasiira ee magaalada muqdisho 1989 ay taliskii siyaad bare sida arxandarada ahayd ee ay ugu laysay dad shacab ah oo aan waxba galabsan kuwaasi oo loo laayay hayb qabiil.
Sidoo kale shakhsigii kali ahaa ka hadhay dadka la xasuuqay ayaa ka xogwaramaya sidii wax udhaceen ee dadka shacabka ee aan waxba galabsan loo xasuuqay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOCUMENTERYGAN;