WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhsaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Xafiisyada Laamaha Dawlada Ee Gobolka.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka Cusub ee gobolka gabiley oo ku guda jira kulamadii uu bulshada gobolka la qaatay maamulka degmada ka gobolka ayaa saaka bilaabay ukuur galida xafiisyada dawlada ee magaalo madaxda gabiley kuwaasi oo mid mid usoo maray maanta.

Dhanka kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa kulan la yeeshay laamaha garsoorka ee gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version