HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir jaamac xaamud oo katirsan baarlamaanka somalland ayaa baaq nabadeed udiray beelo ku dagaalama deegaanka cawsane ee gobolka sanaag kaasi oo sobobay khasaare nafeed
Xildhibaanka ayaa labada beeleed ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan islamarkaana wada hadal lagu soo dabaalo arimaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;