HARGAYSA(W,N)-Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Cali oo kamid ah Madaxdhaqameedka reer somaliland gaar ahaan madaxda dhaqanka Gobolada Hargaysa iyo gabiley ayaa madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ugu baaqay in uu kursiga iskaga dego shacabkana isku dhiibo inta uu sharafta leeyahay
Sidoo kale ugaas cabdirasaaq ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo ilaa shalay hargaysa ka taageeryay dulmiga madaxwayne geele ku hayo dadkiisii iyo duuliyaha xabsiga gobood ku xidhan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;