HARGAYSA(W,N)-Ciidamo boolis ay maanta xoog kula wareegay xarunta tvga universal ku leeyahay magaalada hargaysa wallow aan la shaacin sobobta ay kula wareegeen iyo dariiqa sharci ee ay umareen
Dhanka kale maamulka tvga universal ayaa ka hadlay talaabada xukuumada madaxwayne biixi ku xidhay xaruntii tvgu ku lahaa magaalada hargaysa iyo wadada ay umartay xadhigiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;