HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay rabshado ka dhacay dalka jabuuti kadib markii askari katirsaa ciidanka cirka jabuuti oo ku xidhan xabsiga gabood uu iska soo duubay muuqaalka murugo leh kaasi ooo shacabka reer jabuuti ka gadoodeen
gudoomiye faysal cali waraabe ayaa madaxwynaha jabuuti ugu baaqay in uu dhamaaday wakhtigii kalidii taliyuhu loona baahan yahay in uu umadiisa u naxariisto soona daayo duuliye fu,aad
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;