WAJAALE NEWS

Falanqaynta War Murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirkii Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti Iyo Sobobta Wakhtigan Loo Soo Saaray.

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah bahda sharciyaqaanada Somaliland ayaa falanqayn iyo lafo gur ku sameeyay warmurtiyeedka kasoo baxay shirkii wadahadalada Somaliland iyo Somaliland ee jabuuti ka qabsoomay iyo qodobada kasoo baxay iyo sobobta wakhtigan loogu soo beegay xili shacabka Somaliland guul ay usheegeen waftigii madaxwaynuhu hogaaminayay.

Sidoo kale garyaqaan guuleed ayaa farta ku fiiqay qodobada halista ku ah Somaliland ee ku jira war murtiyeedkan iyo danaha ay xukuumada Somaliland dhaafsatay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version