WAJAALE NEWS

DAAWO;-Roobab Laxaad Leh Oo Ka Da,ay Deegaanka Arabsiyo Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

ARABSIYO(W,N)Roobab dabaylo wato oo ilaa shalay galinkii danbe ilaa xalay a da,ayay deegaano katirsan degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa sobobay khasaarayaal kala duwwan kuwaasi oo soo gaadhsiiyay dadka deegaanka iyo beerahaba.

Maamulka degmada arabsiyo oo maanta buuqday deegaanka gogol wanaag oo kamid meelaha khsaaraha uusoo gaadhsiiyeen roobobka ayaa ka warbixiyay khasaaraha rasmiga ee uusoo gaadhsiiyay beeralayda iyo dadka deganba..

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version