WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaarkamid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Fariimo Isbarkan U Diray Shacabka Reer Jabuuti.

HARGAYSA(W,N):-Qaar Kamida Madax dhaqameedka Somaliland iyo cuqaasha ayaa Fariimo dareen leh u diray bulsha weynta reer djabouti iyagoo u baaqay in la dajiyo xaalada islamarkaana aan si dhib yar loo burburin dhismihii dawladnimo iyo tacabkii wakhtiga dheer ay kusoo jiree Bulshada weynt reer jabuuti oo isku dhafani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version