WAJAALE NEWS

DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Hadlay Shaqaaqo Shalay Ka Dhacay Magaalada Wajaale Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Jsl.

TOG WAJAALE(W,N)- Odoyaasha iyo waxgaradka galbeedka magaalada tog wajaale ayaa ka hadlay shaqaaqo maalintii shalay ka dhacay magaalada wajaale oo ka dhalatay goob maamulka wajaale doonayeen in laga dhagax dhigo kawaan balse bulshada deegaanka hore wasaarada waxbarashada ugu wareejisay doonayay in laga dhiso dugsi waxbarasho/

Waxgaradkan iyo dhalinyarada wajaale ee ku dhaqan xaafada ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay kasoo gaadho maamulka degmada wajaale oo ay sheegeen in ay dano kale uga faa,iidaysanayaan dhulkii danta guud ee dugsiga waxbarasho loogu talo galay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version