WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xanuunka Coronavirus Caalamka Iyo Tirada Ugeeriyootay.

HARGAYSA(W,N)-Xanuunka sida ba,an usameeyay caalamka ee Coronavirus ayaa guud ahaan wadamada aduunka si wayn usameeyay kaasi oo ay ugeeriyoodeen malaayiin qof oo ku kala nool dunida.

Sidoo kale xanuunka coronavirus ayaa waxaa ka bogsaday boqolaal kun ooqof

Dhanka kale xanuunka covid19 ayaa sameeyay dhaqaalaha caalamka guud ahaan isagoo kala xidhay isku socodkii iyo ganacsigii dunida

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version