WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Sheegay In Isbadal Deg Deg Ah Lagu Samaynayo Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland saleebaan cali koore ayaa sheegay in si deg deg ah isbadal loogu samaynayo cisbitaalka guud ee magaalada hargaysa oo bulshada adeegyadii cabasho xoogan ka muujisay

Wasiir koore ayaa sheegay in madaxwaynuhu amray in deg deg ah wax looga qabto arinta cisbitaalka iyo kuwa kale ee dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version