Hargeysa(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa Shacabka iyo Qaranka Somaliland Ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Garaad Cismaan Garaad Maxamuud oo Ka mid ahaa Madax-dhaqameedka faca weyn ee Reer Somaliland, waxaanu ka taariikheeyey Sooyaalkiisii Dhaqan iyo Siyaasadeed ee uu ku lahaa Jamhuuriyadda Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;