WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Ka Hadashay Dib U Dhac Ku Yimid Xoolo Dhoofayay.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay sobobta uu dib udhac ugu yimid xoolo lagu waday dekeda berbera in ay ka goostaan habeenkii xalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version