WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Xukun Ku Riday 13 Eedaysane Oo Lagu Qabtay Qaad Gaadiidkoodiina La Wareegtay.

GABILEY(W,N)-Maxkamada gobolka gabiley ayaa maanta xukun ku riday 13 eedaysane iyadoo la wareegtay 8gaadhi oo ay wateen dadkan xukunka lagu riday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Deg Deg Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Xukuno Ku Riday 13 Eedaysane Oo Lagu Soo Qabtay Iyo Gaadiidkood

 

Exit mobile version