WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudida Covid19, Kuna Baaqay In Deg Deg Looga Qaada Badhasaabka,

GABILEY(W,N)Madax-dhaqameedka, cuqaasha, iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay gudida ka hortaga xanuunka coronavirus oo deeq quudhsi ah uqoondaysay shacabka gobolka gabiley.

Sidoo kale waxgaradka gobolka gabiley ayaay ku baaqay in deg deg looga qaado badhasaabka iyo taliyaha qaybta maadaama xukuumadu wali hortaagan tahay gobolnimadii gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/wERjdUqgNbE

 

 

Exit mobile version