|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shacabka Udiray Fariin La Xidhiidha Dabaaldega Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may.
May 16, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka hadlay xuska maalinta qaranimada Somaliland oo ku beegan 18may iyo qaabka ay shacabku uxusayaan Coronavirus awgii. Sidoo kale maayarka magalaada gabiley ayaa hambalyo udiray guud ahaan shacabka Somaliland gaar ahaan gobolka gabiley munaasibada debaaldega xuska 29aad ee madaxbanaanida Somaliland. Dhanka kale magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa laga dareemayaa udiyaar garowga xuska maalinta qarannimda somaliland ee 18may iyadoo wadooyinka magaalada lagu taxay calanka jamhuuriyada somaliland . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Xuska 35 Guurada Aasaaskii SNM Iyo Mid Ka Mid Ah Dhacdooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Geeska Afrik... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Madaxwaynaha Jsl Oo Safar Shaqo ku Jooga Dalka Emaaraadka Carabka Iyo Xoga... Madaxwaynaha jsl Oo Wareegto Kusoo Saaray Qodobadii Ay Gudida Beelaha Bariga Burco Kasoo Saareen Xal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|