HARGAYSA(W,N)-Sagaal caruur ah iyo hooyadood oo kamid qoysaska abaahood xukuumadu xidhay lana wareegta hantidoodii kadib markii lagu qabtay qaad ay dalka soo galinayaan ayaa fariin qiiro leh udiray madaxwaynaha Somaliland isagoo ka waramay nolosha ay ku sugan yihiin wakhtigan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;