HARGAYSA(W,N)Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland baashe maxamed faarax ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo dhawaan uu ujeediyay gudoomiyaha xsbiga ucid faysal cali waraabe
Sidoo kale gudoomiye baashe ayaa sheegay in aanu ka hadhay falagaadada faysal ukala kacay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/RGcNlPKSw6U