HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Mubaarik Aar ayaa ka hadlay Xaqiiqada Eeda Ay Xukuumadu ku eedaynayso in Dugsiyada gaarka ahi ay ardayda iskugu yeedheen in ay imtixaan ka qaadaan taasi oo lagu eedeeyay dugsiyadan in ay jabiyeen Go,aankii xukuumada ee ka hortaga xanuunka coronavirus
Garyaqaan mubaarik aar ayaa sheegay in dugsiyadu aanay Ardayda iskugu yeedhin wax intixaan ahna aanay ka qaaday Balse ay waalidiinta kala hadlayeen casharadii ay ardaydu Online ku qaadanayeen iyo sidii ardayda waalidkooda loogu Dhiibi lahaa extam ay kaga soo shaqeeyaan guryahooda basle Wakhtigan xukuumadu doonayso in ay si kale uga faa,iidaystaan
Dhanka akle garyaqaan mubaarik ayaa ka digay in xukuumadu Isku daydo in ay dugsiyada gaarka la wareegto taasi oo ay ka Dhalan karto cawaaqib xumo baahsani
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;