HARGAYSA(W,N)-Ganacsade cabdiraxmaan boore ookamid ah ganacsatada dalka jabuuti ayaa somaliland ugu deeqay dhaqaale uu ku wareejiyay gudida ka hortaga coronavirus taasi oo ahayd 100000kun dollar iyo 70000kun oo qalab iyo raashin ah.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;