HARGAYSA(W,N)Dr gaboose ayaa sikulul uga jawaabay eedo raqiis ah oo kula dhul dhacay isagoo ku eedeeyay in uu isagii dadka kala taliyanayay caafimaadku uu shaqaalihiisii isku keenay
Dr gaboose ayaa sheegay in madaxwaynaha ay kusoo rideen dad ay isku beel yihiin isaga oo ilaa xalay baraha bulshada wareejinayay sawirkiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;