HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland siciid sulub ayaa ka hadlay xayiraada dalka sucuudigu ka qaaday xoolaha somalida ee udhoofi jiray
Sidoo kale wasiirka ayaa faah faahin kabixiyay tirada xoolaha ay sanadkan dalbadeen dalka sucuudigu iyo maxjarada ay ka kala dhoofayaan
Dhanka kale wasiirka siciid sulub ayaa fariin udiray ganacsatada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;